Milatariga Somalia oo ka qeyb qaadanaya Howlgalka Jubada Dhaxe (Daawo Sawirada)

Ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland oo is garabsanaya ayaa ku jira diyaar garow duulaan ay ku qaadaan deegaano iyo degmooyin Al Shabaab ka maamulaan gobolka Jubada Dhaxe. Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa dhoor mar ku dhawaaqay in uu bilaabanayo howlgal la doonayo in Al Shabaabn looga saaro Gobolka Jubada Dhaxe oo guud … Continue reading Milatariga Somalia oo ka qeyb qaadanaya Howlgalka Jubada Dhaxe (Daawo Sawirada)